Manhajonline

RIYADH, Saudi Arabia

Member since: Dec 19, 2010

Last active on: Dec 29, 2010 at 01:00 AM (EST)

About Manhajonline
In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray

In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Alllaha ka raali noqdee

In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka

In wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha
Member Statistics
Followers: 24
Signin
Join WizIQ to Contact User
Name:
Your Email:
Password:
Country:
Contact no.:


Area code Number
Word verification: (Enter the text as shown in image)